Depression ama Qulub
waa mid ka mida xanuunada
maskaxda ee ku dhaca dadka
kaasi oo wata dareemo cakiranaan
iyo niyad jab ku suntan qulubta
waa dhex quusida mowjado
mugdi cidlo iyo caloolyow ah
Qulubta ama Depression
waa xanuun iyo marxalad uu qofka ku luminaayo
xasiloonida iyo qanacsanaanta waxaa ayna
qofka ku keentaa in uu ka weecdo
nololmaalmeedkisa kana dhex baxdo bulshada
isaga oo weheshanaaya kalinimada iyo quusta
Yaa dhibane u ah
qulubta waxaa inta badan
dhibanayaal u ah dhalinyarada
da/aadooda ay u dhaxayso 14 ila 24 kuwas oo ku jira
marxalado qaangaarka
isbadaleed jireed ee ku
dhacaaya barbaarti ayaana
loo aneeya u nuglaanshaha qulubka
0 Comments