LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

law of power.____

Wuxuu leeyahay qoddobkan dadka dadaaladooda ka faaidayso sikale hadaan udhignana sidee loogu danaystaa dadka? 

Wuxu leyahay dadaalka dadku habixiyaan iyo shaqooyinkiyo juhdiga markay maamuus gaadhana adigu lahaw oo adiga halaguu magacabo, taasoon ognahay inay tahay mid aduun iyo aakhiraba udarran aduuna lagaga jari aakhirana lagaga xisabin doono , wa xagi waqtigii jahliga carrabtu dhihi jirtay ''Hadii wax dulmini waydo adaa lagu dulmin marka hanoqon kan ladulminayo'' 

-Hadii tusale yar okoban so qadano ninkii ikhtiracay waxyalo badan okoonkan dulsaaran sida Radiyaha,korontada iyo waxyalo kale wuxuu ahaa NICOLA TESLA laakin ya u aqoonsan waa cidna korontada waxa la aminsanyahay inu ikhtiracay THOMAS ETHISON radiyahana wuxuu udiwangalsanyahay  MARCONI  ninkan Nicola Tesla isagoo waxaso dadala laha haddana midna uma magacabna sababtoo ah waa lagu danaystay oogaraadkisa aya la xaday dacadnimadisa daraded.

Post a Comment

0 Comments