Internet wuxuu soo saaray fursado aan horay ugu jirin caalamka sababtoo ah waayadii hore waxey aheyd qofka si UU business U bilaabi inuu heysto lacag badan
Ama inuu noqdo dhaqaale qof kale U shaqeeyo
Markuu soo baxay internetka waxaa soo baxday fursad Insha U noqotay qof walbaa oo dhalinyara ah lkn dhalinteena badanaa kuma baraarugsana fursadaha Ka Jira internetka oo wali waxey AAMINSANYIHIIN in Shaqo un la raadiyo si lacag UU U Helo.
Xirfadaha Online-ka waa laba uun, qaar loogu tala galay qof zero budget ah yacni qof aan lacagba haysan.
iyo qaar loogu talagalay qof lacag yar haysta rabana inuu kobciyo dhaqaalihiisa si UU heer fiican ugu gaaro.
Wll adigaa garanaya Kan aad tahay labadaa, hadii aad akoonkaaga waxba ku haynin waxaad haysaa waqti iyo maskax iyagaana ka qaalisan lacagta marka hays dhihin waxba ma qabsan kartid,
markastana ogow waxaa laysku dhaafay kaliya hab fikirka,
please meel fariiso warqad soo qaado qor baahidaada, qor xalalka aad is leedahay waa heli kartaa, kadib qorshe sameyso, hadii aad dhageysato aragtida qof aan horey u socod ahayn adiga iyo isagaba doonta waa idiinla dageysaa.
Waxaan kula wadaagayaa noocya badan oo aad internetka ugu dhaqeynsankarto
1. Hadii aadan heysan wax lacag ah oo aad heyso waqti iyo internet xirfadahaan Ku dadaal
* Graphic Design
* Web Design
* Video Editing
* Digital Marketing
* Developer
* Content Creator inaa noqoto
* SEO Expert
* Blogging
* Template Creator
* Planner Creator ,
Onlineka ama Internet waa meel qofka UU Ka shaqeysan Karo asigoo aanan U baahan qof kale ama inuu Shaqo raadiso waqtiga kaga lumo.
Internet wuxuu soo saaray fursado aan horay ugu jirin caalamka sababtoo ah waayadii hore waxey aheyd qofka si UU business U bilaabi inuu heysto lacag badan
Ama inuu noqdo dhaqaale qof kale U shaqeeyo
Markuu soo baxay internetka waxaa soo baxday fursad Insha U noqotay qof walbaa oo dhalinyara ah lkn dhalinteena badanaa kuma baraarugsana fursadaha Ka Jira internetka oo wali waxey AAMINSANYIHIIN in Shaqo un la raadiyo si lacag UU U Helo.
Xirfadaha Online-ka waa laba uun, qaar loogu tala galay qof zero budget ah yacni qof aan lacagba haysan.
iyo qaar loogu talagalay qof lacag yar haysta rabana inuu kobciyo dhaqaalihiisa si UU heer fiican ugu gaaro.
Wll adigaa garanaya Kan aad tahay labadaa, hadii aad akoonkaaga waxba ku haynin waxaad haysaa waqti iyo maskax iyagaana ka qaalisan lacagta marka hays dhihin waxba ma qabsan kartid,
markastana ogow waxaa laysku dhaafay kaliya hab fikirka,
please meel fariiso warqad soo qaado qor baahidaada, qor xalalka aad is leedahay waa heli kartaa, kadib qorshe sameyso, hadii aad dhageysato aragtida qof aan horey u socod ahayn adiga iyo isagaba doonta waa idiinla dageysaa.
Waxaan kula wadaagayaa noocya badan oo aad internetka ugu dhaqeynsankarto
1. Hadii aadan heysan wax lacag ah oo aad heyso waqti iyo internet xirfadahaan Ku dadaal
* Graphic Design
* Web Design
* Video Editing
* Digital Marketing
* Developer
* Content Creator inaa noqoto
* SEO Expert
* Blogging
* Template Creator
* Planner Creator
Xirfadahaan dhamaantood waxaad ugu shaqeysan kartaa as a Freelancer adigoo gurigaaga jooga lkn waxey kaaga baahanyihiin waqti iyo wax barasha joogta mudo kooban
2. Hadii aad tahay qof heysto lacag yar ama aad tahay qof shaqeeyo sameyso ilahaan dhaqaale ama ganacsiyadaan
* E-commerce Store
* Cryptocurrency Investor or Trader
* Blogging
* Course Creator
* Digital Product Creator
* Content Creator
Xirfadahaan Waxey kuu noqon karaan kuwa kusoo galiyo lacag Ka badan inta aad Ku shaqeyso hadii aad xooga saarto
Internet shaqadiisa wuxuu kaga fiicantahay shaqada caadiga ah
1. Xornimo dhaqaale : Inaad noqoto qof dhaqaala ahaan isku filan oo aan Cid kale u Daba fadhin inee bil walba lacag yar ku siiso oo aad waligaa dhibtaa Ku jirto
2. Xornimo waqti : waxaad heleysaa waqti aad adigu maamusho halka Marka aad tahay dhaqaale waqtigaaga Cid kale Kula maamusho oo aadan xiligaa rabto aadin Karin halkaa doonta familykaaga iyo waalidka aadan waqti la qaadan Karin shaqada awgeed
3. Xornimo Deegaan : oo ah inaad xor U noqoneyso inaad kaga shaqeysato dunida meesha Ka joogta adigoon laguugu xujeeneyn inaad hal meel ama Deegaan Shaqo I joogta xiligaan doonta ayaan safari kartaa , dalxiis U bixi kartaa adigoon cidna Ku maamuleyn
4: Xornimo Cibaado: waxaad xor U noqoneysaa inaad cibaadeysato xiligaa doonta oo aad soo kacdo habeenkii xili Danbe Allah U cibaadeysato adigoon Ka fakareyn Bari armaa shaqada aadin weysaa armaa Ku dhex huradaa
Hadaba 2025 hakuu noqdo Sanad aad Ku riyooto inaad xor noqoto oo aad bini aadam xor Ka noqoto naftaan adigaa iska leh adigaan lagu suaalaa Bari maxaa kugu qasbaya inaad Cid kale U Daba fadhiso
0 Comments